Ra’isul Wasaare Abiy oo dhagaha ka fureestay dalab kasoo yeeray Hogaamiyaha Tigrey

Dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Tigrey waxaa ka socda dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowlada federaalka Itoobiya iyo xoogag si weyn u hubeesan oo daacad u ah maamulka Tigrey. Dagaalka labada dhinac u dhaxeeya ayaa sababay boqolaal askar oo labada dhinac u dagaalamayay, waxaana jirta cabsi laga qabo in dagaalka kusii faafo goobo hor … Continue reading Ra’isul Wasaare Abiy oo dhagaha ka fureestay dalab kasoo yeeray Hogaamiyaha Tigrey